User:  Pass:        Forgot Password? Username?   |   Register
Berbera has long history and important significance in the region, it service as the prime port to Somaliland and Ethiopia and even some times Somalia.
Berbera is perfect for all kinds of activities, whether you want to surf or enjoy the red sea. There is so much to do and see in Berbera, the weather is perfect for all events and activities.
Dawlada Hoose ee Berbera oo bilowday dhismaha dhawr Waddo oo ku yaala Badhtamaha Berbera
Tuesday, 17 March 2009 07:39
Berbera (Waaheen) Dawladda Hoose Magaalaada Berbera ayaa shalay bilowdey dhismaha dhawr wado oo ku yaal badhtamaha magaaladda Berbera. Sida uu ku soo waramay weriyahayaga Berbera, Shaqaalaha dawlada Hoose oo uu hokacaayo Maayarka Berbera Cabadal Maxamed Carab, Xoghayaha Dawlada hoose Rashiid Xasan iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka ee Berbera, ayaa saaka wakhti hore ka qaybgalay bilowga dhawr waddo oo dhex mara magaalda Berbera oo ay ka muuqdaan dayac iyoi burbur, taas oo gebi ahaantoodaba laga dhigao laami.
Last Updated on Tuesday, 17 March 2009 08:19
Read more...
 
World Water Day Maalinta Biyaha Aduunka
Friday, 06 March 2009 01:51
2009-04-18

warld Water Day 22 March 2009 & Sidii looga xusay Magaalada Berbera

Maalinta Biyaha Aduunka Ee loo aqoonsaday WWW Day 22 April ayaa si heer caalamiya looga xusay Magaalada Berbera iyadoo Munaasibaad ay soo wada qabanqaabiyeen D/hoose Ee Berbera Wakaalada Biyaha Berbera & Haayada Caritas oo iyana hawlo mihiim ah oo xaga Nadaafada ah kawaday magaalada berbera ilaa bishii Feb.2009

 Xaflad Balaadhan oo kusaabsan xuskaas WWW-Day ayaa lagu qabtay Xarunta Wakaalada Biyaha Berbera waxaana kasoo qayb galay xuskaas Masuuliyiinta Heer Gobol & Degmoba & sidoo kale Xildhibaanada Golaha Deegaanka qaar kamida waxaa kaloo iyana xafladaas Camiray Shaqaaalaha Wakaalada Biyaha Oo Kulebisnaa Garamaan Ay Haayada CARITAS ugu deeqday Berbera kana Muuqato Calaamada WWW-Day ee Caalamiga ah

  

 

By A A M Berbera Municipal

Last Updated on Saturday, 18 April 2009 21:06
 
Clinton dives into Arab-Israeli peacemaking
Sunday, 01 March 2009 00:00
Secretary of State Hillary Clinton was on her way to the Middle East and Europe on Sunday, delving into Israeli-Palestinian peacemaking for the first time at an international donors conference for Gaza.

The United States is expected to pledge more than $900 million at Monday's one-day conference in the Egyptian resort of Sharm el-Sheikh. The funds are aimed at post-conflict recovery in Gaza after Israel's invasion in December.

Last Updated on Monday, 02 March 2009 10:06
Read more...
 
JOINT PROGRAM LOCAL DECENTRALISED
Sunday, 01 March 2009 00:00

WORKSHOP KU SAABSAN MAAMUL DAADEJINTA OO LAGU QABTAY HARGAYSA 04/04/09

waxaa magaalada hargeisa lagu qabtay 0404/09 workshop ay soo qaban qaabiyeen qaar kamida haayadaha Caalamiga ah ee Un-ta & wasaarada arrimaha gudaha workshop-kaas oo loo qabtay 2 degmo oo ka mida degmooyinka SL kuwaasoo kala ah Berber & Boorame oo haayadahani ay kusoo sameeyeen qiimayn isla markaana ay u arkeen inay yihiin 2 Degmo ee hada Qaabkooda maamul Dhisanyahay haayadahan oo ka kooban 5 haayadood waxay ku bahoobeen magaca Joint oo ah isku xidhka ujeedada Program-kan hada ay wadaana waa Maamul Daadejin dhinaca D/hoose ah iyadoo wasaarada arrimaha guduhu ay hawshan lawado Haayadahaas

2daas D/hoose ee workshop-kan kasoo qaybgalaya ama loo qabtay ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin kakala socda oo kala duwan sida 2da Xoghaye,agaasimayaasha Maaliyada Xisaabiyayaasha & Xildhibaano

waxaana goobtaas workshopka oo ahayd Mansoor Restourents laga akhriyay warbixin laga soo ururiyay 2daas D/hoose.

dhinaca kale waxaa kasoo qayb galay workshpkaas haayada uqaabilsan Dawlada tababarka shaqaalaha oo gacansaarna laleh Haayadaha caalamiga iyadoo bixin doonta wixii tababar wixii loo baahdo

 

Last Updated on Wednesday, 08 April 2009 17:18
 
<< Start < Prev 1 2 Next > End >>

Page 1 of 2
We have 2 guests online
  • , ,

    Now

    -18°C, Windchill: -18°C
    Wind: 0 kph N
    Humidity: %
    Visibility: 0 km
    pressure: 0 mb
    Sunrise:
    Sunset:

Business card demo