Berberla Local Goverment
WELCOME TO BERBERA CITY GOVERMENT & MUNICIPALITY
Guddoomiyihii hore ee Golaha
deegaanka ee Gobolka Saaxil, isla
markaanaahaa Maayarkii
Magaalada Berbera
Siciid Daa’
uud Cilmi (Alah Yaraxma)
Building_ka Dowlada Hoose ee
Berbera. Berbera City Hall
Somaliland Gov. Links
City Services Guides

  • Hotels

  • Airport Service

  • Transportation

  • Restruants
Somaliland/News Links
Latest News and Updates / Wararkii ugu dambeeyey:
Somali Audio News
Somaliland Newspapers
Guddomiyaha Golaha Deegaanka
Abdi Jaamac Faduul.
Shalay sabtidii 29_kii December war saxaafadeed uu
gudoomiyaha golaha deegaanka Abdi Jaamac Faduul ku qabtay
wadada Airportka, halkaas oo uu kaga hadlaayay dhowr qodob
oo u wax ka qaban doono insha allaahu mustaqbalka magaalada
Berbera,kuwaas oo ay ka mid ahayd in uu dhamaystirayo
wadada Airporta inta hadhay ee uu marxunkii horre ka tagay,
Iyaddoo uu maalintii Iidii dadwaynaha hortooda balan ka
horqaaday uu leeyahay waxa aan dhamayndoonaa waxyaabihii
qabyada ahaa ee uu marxuumii ka tagay , waxaanan ugu
horaysiin doonaa  wadada Airportka. Ka dib waxaa maanta oo
sabti ahayd bilaabmatay hawlgalkii wadada Airoportka halkaas
oo uu guddoomiyuhu ku maray kormeer isagoo checking wada
sida shaqadu u socoto , Waxa kale oo uu intaa ku daray
gudoomiyuhu in uu wax ka qaban doono dhinaca saxada
magaalada sida kaneecada oo ay dadku ka cabanayaan
(mosquito).  

       
Shaqadii oo socoto
Guddomiyihii oo shaqadii kor meeraya
Intii uu dhameeyey Marxuumku Mr.Siciid Da'ud
Inta shaqadu ka socoto ee dhiman
Guddomiyaha Golaha Deegaanka
Abdi Jaamac Faduul.