Berbera Local Goverment
WELCOME TO BERBERA CITY GOVERMENT & MUNICIPALITY
Guddoomiyihii hore ee Golaha
deegaanka ee Gobolka Saaxil, isla
markaana ahaa Maayarkii
Magaalada Berbera
Siciid Daa’
uud Cilmi (Alah Yaraxma)
Building_ka Dowlada Hoose ee
Berbera. Berbera City Hall
Somaliland Gov. Links
City Services Guides

  • Hotels

  • Airport Service

  • Transportation

  • Restruants
Somaliland/News Links
Somali Audio News
Somaliland Newspapers
Ku simihii ahna ku xigeenka
Guddomiyaha Golaha Deegaanka
 
Abdi Jaamac Faduul.
Maxjarka Xoolaha ee Berbera
Markab Dekeda taagan
Guddoomiyihii u  horeeyay ee
Golaha deegaanka ee Gobolka
Saaxil,isla markaana ah maayarka
magaalada Berbera:
Cabdalle
Maxamed Carab (Sandheere)
Mayer Abdale Maxamed Arab
Oo lagu wareejinayo Xilka
Mayernimo & waxaana ku
wareejinaya Abdi Jamac
Fadul.14/01/2008 Mayor
Cabdale Maxamed Carab oo
saaka xilka kula wareegay
goob ay ka soo qayb galeen
Xildhibaano,Badhasaabka
gobolka, Xoghayaha Dawlada
Hoose, Xubnaha golaha
deegaanka iyo marti sharaf
kale.
golaha deegaanka Berbera (Abdi jaamac Faduul) & Duqa cusub ee dhawaan
loo doortay xilka meeyernimada Berbera Abdale Mahamed Ali ayaa
subaxnimadii Isniinta ee 14/1/008 ka dhacday xarunta D/Hoose ee magaalada
14/01/2008- 618,394,000(Lix boqol sideed iyo toban milyan saddex boqol afar
iyo sagaashan kun oo shilin S/Land ah ) waxa kale oo uu sheegay in biilasha
taagan xilligani ay dhan yihiin 122,963,000 (Boqol iyo laba iyo labaatan milyan ,
Sagaal boqol lixdan iyo saddex kun oo shilin S/Land ah) .

Kusimaha meeyerka oo xilkani hayay tan iyo intii uu geeriyooday duqa hore ee
dhuftay inaanay jirin wax deyn ah oo maamulkaasi gallay tan iyo mudadaasi
waxaanu haddalka ku soo dhaweeyey duqa cusub ee dhawaata la doortay
Mudane: Abadale waxaanuu gudoomiha cusubi ugu horeyn u mahad-naqay K/S
Duqa waxa kale oo khudbadiisa ku xusay in D/Hoos ee magaalada Berebra ay
sharaf weyn u tahay sharafteeda inta badana uu keenay maayerkii geeriyooday
waxaanu xusay inay tahay markii ugu horaysay ee iyadoon wax deyn ah lagu
lahayn D/Hoose isla markaana lacag aad u badani ugu jirto khasnadda
waxaanan jecellahay in gudoomiye kastaa oo meesha soo maraa ay tasaale u
noqoto oo duruq wanaagsan ay u ahaato waxaana gudoomiyaha cusubi isagoo
hadalkaas sii wada sheegay in wax badan D/Hoose , La iskugu xanto oo la
odhan jiray Deyn badan bay ka tagtey, Anigu lafteydani in badan baa laygu
xantay oo hadaan halkaa kaftan ka idhaaho , Aniguba deyn badan baan bixiyey
balse saaxiibkay Abdi jaamac ayaa suuqa markaa ii geliyey inkastoo deyntii uu
ka tegay aanan qaad-qaadayn ee siciid da'ud markaana bixiyey dadwaynaha
reer Berbera mid baan maalin dhawayd u sheegay oo waatii gacantaydu aad u
fara badnayed , Iminkana Sharuud baaba taala oo maayerka deyn ka tagga,
gudahuu tagayaa oo gacanta la jarayaa markaa hadii waxba hore loo waayo
yaynaan is-kareehiyeysanin.Erayadaasi kaftanka ah ka dib.Waxa duqa cusubi u
rajeeyey Guud ahaanba golaha deegaanka iyo masuuliyiinnta gobolkaba
wada-shaaqayn wanaagsan.

Waxa hadaba Halkaas qaatay hadalka Maxamed Abdilaahi Maxamed oo ka
hadlay xaaladahan. Maxamed Abdilahi Maxamedka dib isagana halkaasi ka
hadlay badhasaabka G/Saaxil oo ka warbixiyey baahiyaha Aas-aasiga ah ee
xilligan ka taagan guud ahaanba mag. Berbera isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay
warshadda laydhka ee Mag.Berbera taas oo uu tilmaamay inay u baahantahay
in si wada jir ah wax looga qabto dhibaatooyinka xilligan ka jira iyo sidoo kale
kuliyadda culuunta badda oo uu badhasaabka gobolku ku sheegay inay aad
ugu hoosayso heerkii loogu talo galay in kasta oo uu Guddomiyuhu hadalkiisa
ku xusay xaalada adeegayada caafimaadku marayso meel fiican taasna uu ku
amaanay guddiga Caafimaadka Ee gobolka Saaxil